Qofka ku Tukanaayo Maydka waa inuu Niyeystaa inuu Janaaso ama Mayd ku Tukunaayo, ka diba Afar jeer ayuu Allahu Akbar Dhahayaa.
1 -Takiibrashada Hore wuxuu Akhrinayaa Bisika iyo Suurada Faatixada.
سورة الفاتحة بسم الله الرحمٰن الرحيم الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ الرَّحْمـنِ الرَّحِيمِ مَٰـلِكِ يَوْمِ الدِّينِ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ اهدِنَا الصِّرَاطَ المُستَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنعَمتَ عَلَيهِمْ غَيرِ المَغضُوبِ عَلَيهِمْ وَلاَ الضَّالِّينَ .
2 -Takbiirashada Labaadna wuxuu Akhrinayaa Ducaa’u Ibraahiim taas oo ah: اللهم صل على محمد وعلى محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على أل إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد
3 Takbiirashada Saddexaadna waxaa la Akhriyaa Ducada Nabiga CSW, ka soo Aroortay taas oo ah: ((اللهم اغفر لحينا وميتنا وشاهدنا وغائبنا وصغيرنا وكبيرنا وذكرنا وأنثانا، اللهم من أحييته منا فأحيه على الإسلام، ومن توفيته منا فتوفه على الإيمان))، ((اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه، وأكرم نزله ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، اللهم أبدله داراً خيراً من داره، وأهلا خيراً من أهله، اللهم أدخله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار، وافسح له في قبره ونور له فيه، اللهم لا تحرمنا أجره ولا تضلنا بعده))
(waxaa weriyey: Bukhaari iyo Muslim).
4- Takbiirashada Afraad waxaad Doonta ayaad ku Ducaysan kartaa Naftaada iyo Musliimta kaleba, ka diba waxaad u Salama naqsanaysaa dhinaca midigta ah.
(اللَّهُمَّ لاَ تَحْرِمْنَا أَجْرَهُ، وَلاَ تَفْتِنَّا بَعْدَهُ )
KADIB DUCADAAS
WAXAA UU U SALAAMA NAQSANAA SIDA SALAADAHA CAADIGA AH OO KALE
(السلام عليكم ورحمة الله).(السلام عليكم ورحمة الله).
ILAAHOW INTA DHIMATAY IYO INTA NOOL EE MUSLIMIINTA AH U
NAXARIISO
W/D: Bashir Egale
http://www.saaid.net/rasael/janasah/
No comments:
Post a Comment