Personal Blog

bashirabduleegale.blogspot.com

Monday, March 27, 2017

Ma ogtahay Aqristow In ? Qeybta 2-aad

kusoo dhawaada dhamaan inta wax aqrisa Barnaamij xiisa badan oo Aqoon kororsi ah 
Cudur Daar wixii Qalad aad u aragto waa ina sixi kartaa ma qaldame waa ALLAH kaligii. 
kala faaiideysi wacan,
Lasoco Qeybtiisa 2-aad
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
Ama hoos kureeb Qoraalkaaga





26-Ma ogtahay in maskaxdaada ay habeenki ka ACTIVE san tahay marki loo fiirsho malinti.
27-Ma ogtahay qof waliba qofka uu ka (IQ) badanyahay in uu ka riyo badanyahay.
28- Ma ogtahay dumarku in ay ka urin fiicanyihiin raga.


29-Ma ogtahay qofku marka uu 60 sano gaaro in ay ku yaraadan unugyada wax dhadhamiya ee loo yaqaan ( taste buds).
30- Ma ogtahay mar waliba oo ad seexato qol aad u qaboow i uu sii badanaayo jaaniska aad ku riyoon karto riyo xun.
31- Ma ogtahay qofku in uu noolan karin in ka 
badan 
32- malin hurdo la'an marki loo fiirsho cunto la'aan.
33- Ma ogtahay 90% cudurada in ay xiriir la leetihiin STRESS ka.
34- Ma ogtahay qofku marka uu dhoola cadeeynaayo in uu isticmaalo 17 muruq (muscles) lakin marka uu wajiga kaduudayo (uu isticmaalo 43 muruq (muscles).
35-Ma ogtahay in caruurtu marka ay dhalaneeyso ay leeyihiin 300 oo lafood (bones) laakin xiliga qaangaarka ay leeyihiin 206.
36- Ma ogtahay tilaabo walba oo aad qaadeyso in aad isticmaasho 200 oo muruq ( muscles)
37-Ma ogtahay in ilmaha ay ku dhashaan indho blue eh.
38- Ma ogtahay in ilmaha marka ay dhashan aysan laheen lafta jilibka dul saaran oo loo yaqaan ( kneecap).
39- Ma ogtahay in caruurta marka ay dhashaan ilaa laga gaaro isbuuca 3aad in aysan wax ilin eh la socon ooyintooda.
40-Ma ogtahay muruqa ugu awooda badan jirka bini-adamka in uu yahay kan carabka ( muscle of the tongue).
41-Ma ogtahay ragu (male) in uu ka aragti fiicanyahay dumarka (female) lakin dumarku ay ka maqal fiicanyihin raga.
42-Ma ogtahay caloosha qeybta cuntada keydisa in ay 3 ilaa 4 kasta ay xuub cusub yeelato, aashitada caloosha aaawged ( due to gastric acid)
43- Ma ogtahay cijida ugu bixida badan jirkakada waa cidida farta dhexe.
44- Ma ogtahay tinta raga in ay ka dhaqsi badan ogtahay tan dumarka.
45-Ma ogatahay subaxi in ad joog ahaan ka dheertahay galabti 1 cm.
46-Ma ogtahay lafta bowdada in ey u dhiganto 4/1 dhirirkaada.


No comments: