Personal Blog

bashirabduleegale.blogspot.com

Thursday, March 30, 2017

Ma ogtahay in Akhristow ? Qeybta 3-aad

kusoo dhawaada dhamaan inta wax aqrisa Barnaamij xiisa badan oo Aqoon kororsi ah 
Cudur Daar wixii Qalad aad u aragto waa ina sixi kartaa ma qaldame waa ALLAH kaligii. 
kala faaiideysi wacan, 
Lasoco Qeybtiisa 3-aad
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
                                                        Ama hoos kureeb Qoraalkaaga 


47-Ma ogtahay in Erayga (Asalaat) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (68) jeer ?
48-Ma ogtahay in gobolka Hawaii ee dalka mareykanka uu yahay gobolka kaliya ee beera coffeega. ?
49-Ma ogtahay in coffeega uu yahay midka loogu ganacsi badan yahay adduunka marka laga reebo petrolka ?
50-Ma ogatahay in eygu uu maqlo cod aaney bini aadamku maqli Karin ?
51-Ma ogtahay in raha aanu wax liqi Karin indhihiisa oo furan ?
52-Ma ogatahay In xerada lagu xanaaneeyo xawaanka tii ugu horeysay la sameeyay Sanadii 1793 lagana sameeyay Paris ?
53-Ma ogtahay in  xayawaanka ugu Culus ee dunida uu yahay  nibiriga buluuga ah ?
54- Ma ogatahay in Wadnaha Duqsigu garaacmo daqiiqadiiba 1000 jeer ?
55-Ma ogtahay in wadada ugu dheer dunida ay tahay yonge street ee ku  taalo magaalada Toronto ee dalka Canada dhererkeeduna yahay 1,896 km(1,1178 miles) ?
56-Ma ogtahay in ... noocyada ugu weyn ee caarada ku noolyahay waddanka Brazil, miisaankeeduna yahay ilaa 85 grams ?
57-Ma ogtahay in sareenta(Qamadiga) dadkii ugu horeeyay ee garta ay ahaayeen masaaridii hore. 5400 taariikhda miilaadiga ka hore ?
58-Ma ogtahay in  Habka ugu horeysay ee isbeddel galmo la sameeyay sanadkii 1950 markii dhakhtar deenish ah ku sameeyay qaliin qof Maraykan ah oo u wareejiyay,lab in uu dumar noqdo ?
59- Ma ogathay in kaneecadu qaadi karto wax 50 jeer ka culus miisaankeeda, isla markaana riixi karto wax 30 jeer ka culus miisaankeeda?
60-Ma ogatahay in hadii maroodiga dhegtiisa quraansho gasho uu dhimanaayo ?
61-Ma ogtahay in tirada ilkaha kaneecadu yahay 47 ilig, halka bakayluhu leeyahay 28 ilig, maroogiguna leeyahay 32 ilig,geeluna 34 ILIG,ayguna leeyahay 42 ilig ?
62-Ma ogtahay in  Cumriga Bani’aadamku sedax meelood meel in uu hurdo ku dhameesto ?
63-Ma ogathay in sucuudigu yahay wadanka uguweyn ee soo saara biyaha muweysaxada ?
64-Ma ogtahay in dadka ku nool dunida dacaladeeda,ay ihiin 8 billion, 5 billion oo ka mid ahna ay ku noolyihiin  Asia.?
65-Ma ogtahay in xawaaraxa iftiinku halkii Ilbiriqsi ku Jaro 300000KM/s halka xawaaraha codkuku jaro halkii saacadii 1200km/h .
66-Ma ogtahay in bill gates uu bilaabey in uu prograamiyo computerada markii uu jirey 13 sanndood ?
67-Ma ogtahay in 11% dadka dunida ku nool ay yihiin bidixlayaa guranyihiin ?
 68-Ma ogtahay akhristow in xayawaanka jirjiroolaha uu carabkiisa labo jibaar ka dheer yahay jirkiisa ?
69-n magacyada qaaradaha aduunka ay ku wada dhamaadan xarafka ay ka bilowdaan?
70-Ma ogtahay in Libaaxu  ka cabsado codka Diiqa ?

71- Ma ogtahay in hadii la gooyo/Lajaro Dabada Faraska uu dhimanaayo ?

 Lasoco Qeybta 4-aad


No comments: