Cudur Daar wixii Qalad aad u aragto waa ina sixi kartaa ma qaldame waa ALLAH kaligii.
kala faaiideysi wacan,
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
Ama hoos kureeb Qoraalkaaga
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
Ama hoos kureeb Qoraalkaaga
1-Ma ogtahay in
dadka dhafra ay yihiin dadka aadka ugu nugul in ay ku dhacaan cudurada wadnaha
iyo halbowlayaasha dhiiga qaada iyo weliba dheefshiidka ?
2-Ma ogtahay in:
Tirada Aayaadka Quraanka kariimka ay
yihiin114 Suurat?
3-Ma ogtahay in:
Qaar ka mid ah magacyada Quraanka kariimka ay yihiin: Al-Quraanka, Al-kariim,
Al-musxaf, al-furqaan ?
4-Ma ogtahay in
Suuratul Towba in aysan ka bilaawan (Bismillahi Rahmaani Raxiimi)
5-Ma ogtahay in
86 suuradood oo quraanka kamid ah in ay kusoo degeen Maka Al mukarama ?
6-Ma ogtahay in 28 suuradood oo quraanka mid ah in ay kusoo
degteen Madina Al-munawara
7-Ma ogtahay in suuratul faatixa in lagu magacaabo (Umul
Kitaab,umul Quraan,)?
8-Ma ogatahay in Suuratul Baqara ay tahay suurada ugu Dheer
Suuradaha Quraanka kamiimka ah mase ogtahay in
suurada ugu gaaban suuradaha quraanka ay tahay suuratul KOWthar ?
9-Ma ogtahay in Dhawaaqa (Muslimiina) in Quraanka kariimka
uu ku soo noqnoqday (41) Jeer ?
10-Ma ogtahay in Tirada Aayadaha Quraanka kariimka ahi ay
yihiin (6236)Lix kun laba boqolsodon iyo lix aayadood ?
11-Ma ogtahay in Tirada
xarfaha Quraanka kariimka yihiin (340.740) oo xaraf ?
12-Ma ogtahay in Dhawaaqa(Malakuut) quraanka kariimka ah ku
soo noqnoqotay (4)Jeer ?
13-Ma ogtahay in Tirada erayada Quraanka Kariimka ahi Yahay
(77,277) Eray ?
14-Ma ogtahay in erayga (Ruuxa Quduus)Quraanka Kareemka
kusoo noqnoqday (4) ?
15-Ma ogtahay in(Adunyaa) Quraanka kariimka ah ay ku soo
noqnoqotay (115) Jeer ?
16-Ma ogtahay in ereyga (Rukuuc) quraanka kariimka ah kusoo
noqnoqday (13) Jeer?
17-Ma ogtahay in erayga(Al-Akhirata)quraanka kariinka ah
kusoo noqnoqotay (115) jeer.
18-Ma ogtahay in Erayga (Xajka) uu quraanka kariimka ah ku
soo noqnoqday (13) jeer ?
19-Ma ogtahay in Erayga (Makaa ika) uu quraanka kariimka ah ku
soo noqnoqday (68) jeer ?
20-Ma ogtahay in Dhawaada(Kilmada Aduma’aniina) uu quraanka
kariimka ah kusoo noqnoqday(13) jeer?
21-Ma ogtahay in Erayga (Shaydaan) uu quraanka kariimka ah ku
soo noqnoqday (68) jeer?
22-Ma ogtahay in Erayga (Quraan) uu quraanka kariimka ah ku
soo noqnoqday (68) jeer ?
23-Ma ogtahay in Erayga (Xayaat ama al xayaatu) uu quraanka
kariimka ah ku soo noqnoqday (71) jeer ?
24-Ma ogtahay in Erayga (Al-rusul ama rasuul ) uu quraanka
kariimka ah ku soo noqnoqday (368) jeer ?
25-Ma ogtahay in Erayga (Makaa ika) uu quraanka kariimka ah ku
soo noqnoqday (68) jeer ?
No comments:
Post a Comment