Ninbaa beri Qaadka u genbiyay macnaha qaadkii ayaa uu waayay
waayo lacag ma haysay waxaana la gaaray xiligii qaadka soo dhacaayay (qaadka
suuqa la keenaayay )
aadbuu u fakaray
qidada badana waa jeex jeexay
naagta uu qaadka ka qaatana waa kala daaleen oo qaad deyn ah in ay siiso lagama yaabo si
kastuu ugu baahan yahay lakini maalintaas taariiq ayaa uu ku dhigi doonaahe
waxaa uu sameeyay nin farmashiista ah oo
ka soo horjeeday gabadha qaadla ah ayaa
uu u galay ninkii waxaana uu ku yiri nin yahow gabdhaa kaa soo
horjeeda waa xaaskeyga nin yahow waxaa
ay qabtaa cudurka jabtada duriinkana
hada waa ka xishoonee ee xiliga suuga laga
kala hoyaadaayo dur lacagtii cirbadana waa taas
ok ayaa uu yiri farmashiistihii
isgoo mashquulsan gabadhana nwaa is bar garanayaan kii qidada watay ayaa u tegay gabdhii kuna yiri
ninkaas kasoo horjeeda ka qaado lacagta marduufkaan qaadka ah isgaan kaala
dardaarmee naagtii ninkii farmashiistaha ahaa ayaa ay gacanta u taagtay kumna
tiri hebelow maadigaa.....! Haaa ayaa
uu yiridhi sababtoo ah waxaa uu moodaa cirbadii loo sheegay xiligi ay hoyaadi lahayd ayaa ay u
tagtay oo ku tiri haye isna cirbadii
ayaa uu diyaarinaa yaaab waano ayaa uu galay o ah macnaha tala bixin cafimaad
.haka wel welin waxaan waa ay dhacdaahe
waa yaabtay naagtii waxaana ay la soo
booday oo yaad la hadlaysaa lacagta ina
sii !!!!! ninkii ayaa yidhi maxaa ay tahay lacagta ---- tii hebel igala kaa dardaarmay
wareer maya in aan ku daaweeyo ayaa uu
iga kaa dar daarmay oo lacagtii cirbada xitaa
waa dhiibay hebel ee lacag iigala ma kaa dardaarmin walaal ?
Markaas ayaa naagtii qaadlaha waaga ku baryay ?
No comments:
Post a Comment