Personal Blog

bashirabduleegale.blogspot.com

Wednesday, January 18, 2017

*****KAFTAN


********maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin lugeynaayay bartamaha magaalada newyork meel ladgu nasto.
waxaa uu u arkay si kedis ah gabar yar oo uu weeraray ey weyn oo dibi la eg .
waa uu cararay oo waxaa uu u cararay dhinaca gabadhii si uu ula dagaalo eyga una badbaadiyo nolosha gabadhaa yar dagaal dheel kadib ninkii waxaa uu ku guuleestay in uu dilo eygii kana bad baadiyo gabdhii yareyd,
nin booliska ka tirsan oo daawanaayay waxa goobta ka socda ayaa yiri (waxaa tahay geesi”HERO”) beri dhamaan joornaalada ka aqriso ( geesigii newyork ee badbaadiyayay nolosha gabaryar) Ninkii ayaa ku jawaab celiyay lakiin anigu ma ihi nin newyorker ah.
Ninkii booliska ahaa ayaa yiri “ooh” habada waxaa ay joornaaladu soo qorayaan “geesigii ameerikaanka ahaa ee bad baadiyay nolosha gabadh yar.
Ninkii ayaa ku jawaab celiyay lakiin anigu ma ihi nin ameerikaan ah.
Ninkii booliska ahaa ayaa yiri “ooh” oo hadaba yaa tahay ?
Kadib Ninkii ayaa ku jawaab celiyay anigu waxaan ahay nin Sucuudiyaan ah!
Maalintii xigtay ayaa dhamaan joornaaladu soo qoreen.
Nin ka tirsan xagjirka islaamka ayaa dil u geestay ey ameerikaan ah oo aan waxba galabsan("Islamic extremist kills innocent American dog.)

No comments: