Soomaalaay is daba qabo dib fiirso waxa dhacay.
Monday, October 18, 2021
Saturday, May 12, 2018
..........Marka shacabku noqdaa sida xawaankii oo kale Waxaa dhacaysa in Dameeradu haweeystaan Hogaanka Dadka.yaab!!!!
............. ...............
Waxaad arkaysaa mid xukun xabsi ku riday hogaamiye dhaqameed nabad ku baaqey, mid madaxtinimo ummaddu u dooratey oo raba dalka iyo dadka in uu iibsado, mid diin sheeganaya oo ummaddii xasuuqaya, mid ganacsade ah oo daawo & raashin dhacay umaddii ka gedaya,mid mucaarad sheeganaya intuu wax dhisilahaa Dumi aan maamulee ku bedelaya, Somaalaay waa yaabe halkee u soconaa !!!!!!....................... . ...........waxaan rajaynaa aqliga safarka kumaqan in uu soo laabto ........
Dalkan iyo dadkaniba waa jiridoonaan waana ladoogsane yaan la dacaroon
#Nabad iyo Nolol.........
Tuesday, March 27, 2018
Tuesday, February 6, 2018
Qiyaano xisaab ama(MATH MAGIC ) Ila soco si aan aan uwada samayno amaxaan samaynkaraa
Annigu da'daada waxaan ka soo saari karaa cabirka kabahaaga adigu waqti qaado oo isku day bal
sifiican u eeg Qiyaano Xisaab #2
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,......,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Sunday, January 7, 2018
Qiyaano xisaab ama(MATH MAGIC ) Si aad u samayso tiriik ama qiyaano sixaab saxiibow qabso ama ka fakar oo qaado numberkii aad doonto macnaha hal number qabso kadibna .... sawirka dushiisa ka fiirso si aad u fahanto ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,!!!!
sifiican u eeg Qiyaano Xisaab #1
Sunday, December 24, 2017
Aragnay Xildhibaan Mar
walba Mooshin baafinaaya Si uu wax u dumiyo.
Ma aragteen Xildhibaan Hebel Ayaan Abaaraha intaas oo lacag ah mushaarkiisa ka jaray ? Halka uuba diidanyahay in uu ka bixiyo canshuurtii xaqa loogu lahaa ,dhinaca kalena hooyada yaanyadda gedaysa bixiyo canshuurta,
Ma aragteen Xildhibaan Hebel Ayaan Abaaraha intaas oo lacag ah mushaarkiisa ka jaray ? Halka uuba diidanyahay in uu ka bixiyo canshuurtii xaqa loogu lahaa ,dhinaca kalena hooyada yaanyadda gedaysa bixiyo canshuurta,
Ma aragteen xildhibaan hebel ayaa hal habeen
quudiyay caruurtii eheladoodii ku nafwaayeen xasuuqii ay ku halaagsameen 600
qof somaali ah dhamaantood,
halka uu xildhibaan sheegay in uu bil dhan
biilkiisa u jarayo caruur waalidkood noolyahay midna xabsi ku jiro midna u
xamaalayo “Hashu Maankayga Gaddaye Ma Masaar Bay Liqday”!
Thursday, March 30, 2017
Cudur Daar wixii Qalad aad u aragto waa ina sixi kartaa ma qaldame waa ALLAH kaligii.
kala faaiideysi wacan,
Lasoco Qeybtiisa 3-aad
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
Ama hoos kureeb Qoraalkaaga
Monday, March 27, 2017
kusoo dhawaada dhamaan inta wax aqrisa Barnaamij xiisa badan oo Aqoon kororsi ah
Cudur Daar wixii Qalad aad u aragto waa ina sixi kartaa ma qaldame waa ALLAH kaligii.
kala faaiideysi wacan,
Lasoco Qeybtiisa 2-aad
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
Ama hoos kureeb Qoraalkaaga
26-Ma ogtahay in maskaxdaada ay habeenki ka ACTIVE san tahay
marki loo fiirsho malinti.Lasoco Qeybtiisa 2-aad
Diyaariye Bashir A, Egale
Email-bashiirweyne2008@hotmail.com
Ama hoos kureeb Qoraalkaaga
27-Ma ogtahay qof waliba qofka uu ka (IQ) badanyahay in uu ka
riyo badanyahay.
28- Ma ogtahay dumarku in ay ka urin fiicanyihiin raga.
Sunday, March 26, 2017
Sooyaalka Taariikheed ee dhallinyarada Soomaaliyeed waxey baal dahab ah oo lama hilmaamaan ah uga jiraan kaalintii ay
ku lahaayeen halgankii la dagaalanka gumeysiga, kaasoo ay u hureen naftooda iyo
maalkooda sidii Soomaaliya ay gobanimo u gaari lahayd. Sidoo kale Gebi ahaanba aduunku waxaa uu isku raacsan yahay
in dhalin yaradu tahay Mustaqbalka wadankasta.Sidii horeba loo yiri Geedkii aad
20 jir ku beerato ayaad lixdan jir ku gurtaa.
Saturday, March 25, 2017
Friday, March 17, 2017
Thursday, March 2, 2017
Sunday, February 12, 2017
Sunday, January 22, 2017
Wednesday, January 18, 2017
********maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin lugeynaayay bartamaha magaalada newyork meel ladgu nasto.
waxaa uu u arkay si kedis ah gabar yar oo uu weeraray ey weyn oo dibi la eg .
waa uu cararay oo waxaa uu u cararay dhinaca gabadhii si uu ula dagaalo eyga una badbaadiyo nolosha gabadhaa yar dagaal dheel kadib ninkii waxaa uu ku guuleestay in uu dilo eygii kana bad baadiyo gabdhii yareyd,
nin booliska ka tirsan oo daawanaayay waxa goobta ka socda ayaa yiri (waxaa tahay geesi”HERO”) beri dhamaan joornaalada ka aqriso ( geesigii newyork ee badbaadiyayay nolosha gabaryar) Ninkii ayaa ku jawaab celiyay lakiin anigu ma ihi nin newyorker ah.
Ninkii booliska ahaa ayaa yiri “ooh” habada waxaa ay joornaaladu soo qorayaan “geesigii ameerikaanka ahaa ee bad baadiyay nolosha gabadh yar.
Ninkii ayaa ku jawaab celiyay lakiin anigu ma ihi nin ameerikaan ah.
Ninkii booliska ahaa ayaa yiri “ooh” oo hadaba yaa tahay ?
Kadib Ninkii ayaa ku jawaab celiyay anigu waxaan ahay nin Sucuudiyaan ah!
Maalintii xigtay ayaa dhamaan joornaaladu soo qoreen.
Nin ka tirsan xagjirka islaamka ayaa dil u geestay ey ameerikaan ah oo aan waxba galabsan("Islamic extremist kills innocent American dog.)
Nin dhalinyara muslim ah ayaa waxaa ugu arkay nin saaxiibkiis ah oo QAMRA cabaaya.
Wuu ku qeyliyay markaas ayaa waxaa uu ku yiri (WALAALOW WAA XAARAAM)
SAAXIIBKIIS AYAA KU JAWAABAY ISAGOO DAREEMAAYA IN UU DENBIILA YAHAY) maalin unbaan iska dayn doonaa.
SAAXIIBKIIS AYAA KU JAWAABAY ISAGOO DAREEMAAYA IN UU DENBIILA YAHAY) maalin unbaan iska dayn doonaa.
wiilkii yaraa ee muslimka ahaa ayaa yiri "HAYE" laakiin hadii aad hada cabayso ugu yaraan dheh "Bismillah"Gacanta midigna ku cab. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Islamic Joke
A young Muslim man sees his friend drinking beer. He shouts at him and says "Brother, that's haraam!" His friend, feeling guilty, replies "I will quit one day." The young Muslim man says "Ok, if you are going to drink then atleast say Bismillah and drink with your right hand."
Friday, December 16, 2016
Saturday, June 18, 2016
Thursday, June 9, 2016
Friday, April 29, 2016
Wednesday, March 30, 2016
Mushkiladaha laga yaabo in badan oo hooyooyinka ka mid ahi in ay ku dhaqmaan iyaga oo aan dareensanayn halista ay ku leedahay caafimaadka nafsiga ah ee ilmaha waxa ka mid ah iyaga oo aan ubadkooda ku barbarin deggenaanta iyo wax u fiirsiga iyo iyaga oo ku badiya cayda iyo canaanta.
Dr. Ihaab Ciid oo ah khabiir Mac-hadka daraasaadka caafimaadka carruurta ee Qaahira la-taliye uga ah arrimaha koritaanka ubadka ayaa sheegay in canaanta badani ilmaha ka qaaddo geesinimada iyo ku dhaca isla markaana ay yarayso fariidnimadiisa. Khabiirku mar uu ka hadlay xafladda iyo bandhigyada qaybtii sagaalaad ee barnaamij caalamiya oo lagu lafa gurayo filimada carruurta waxa uu sheegay in maskax xumada iyo doqonniimada carruurta qaar lagu arkaa ay ku ymaaddaan marka uu ilmuhu korriin aan cilmi ku dhisnayn kala kulmo waalidkii gaar ahaanna hooyadii.